Q/Midoobay oo Israel ku eedeysay iney si cad u gashay dambiyo dagaal

Madaxa Qaramada Midoobay u qaabilsan xuquuqul insaanka ayaa BBC-da u sheegay in Israa’iil ay eedayn weyn u leedahay xaaladda bini’aadantinimo ee ka tagaan Gaza halkaas oo, sida uu hadalka u dhigay, uu sheegay in xilliga uu hadlayo ay ka jirtogaajo iyo macluusha. Volker Turk ayaa sheegay in haddii ay run ahaantii Israa’iil u adeegsanayso gaajada … Continue reading Q/Midoobay oo Israel ku eedeysay iney si cad u gashay dambiyo dagaal